Somalia
This article was added by the user . TheWorldNews is not responsible for the content of the platform.

Xasan Sheekh oo madaxda Jubaland kala hadlay xal u helida muranka Gedo

May. 28 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay  masuuliyiinta ugu saraysa Dowlada Jubaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Waxaa Kulanka ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku matala gobolka Gedo.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada gobolka Gedo iyo dhismaha maamulka gobolka oo ay xasarado ka jireen sanadahii lasoo dhaafay.

Dowlada Jubaland ayaa dhawaan soo dhisi doonta maamulka gobolka iyo degmooyinka uu ka kooban yahay kadib Marka ay soo dhammaadan latashiyada bulshada gobolka.

xasan sheekh oo madaxda jubaland kala hadlay xal u helida muranka gedo